Fariid

Fariid
The official app & game
Distributed by ApkOnline
Â
SCREENSHOTS
Ad
DESCRIPTION
iPhone app Fariid download it using ApkOnline.
Fariid App waa barnaamij loogu tala galay iney caruurtu wax kabartaan, kuna mada daashaan. Waxaa la ikhtiraacay 2021. Barnaamijkaan waa kii ugu horeeyay oo noociisa oo kale ah oo loogu faaiideynaayo ubadka Soomaaliyeed.
Barnaamijkaan caruurtu waxay ka heli karaan muuqaalo (videos) iyo cayaaro (games) loogu tala galay in lagu dhiso garaadkooda, aqoontooda, diintooda, akhlaaqdooda, iyo luqada soomaaliga intaba.
Barnaamijkan waxa uu caruurta u fududeyn doonaa in uu ka helo waxbarasho aas aasi ah taas oo loo diyaariyay hab ay caruurto fahmi karaan jeclaanna doonaan haduu Alle Idmo.,
Get it from Apple Store
Download Fariid from ApkOnline.net
ADDITIONAL INFORMATION:
Developer: Jamhuriya Technology Solutions